Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay Shirka ay isugu imaanayaa DF iyo Maamulada

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirka ay mar kale isugu imaanayaan Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ee looga arinsanayo khilaafka doorashada ka taagan. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan shirkan uuna muhiim u yahay dhinacyada Soomaaliya, waxa ayna Qaramada Midoobay … Continue reading Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay Shirka ay isugu imaanayaa DF iyo Maamulada